Navigation

Inhaltsbereich

Halkan waxaad ka heli doontaa macluumaad dheeraad ah oo waxtar leh oo ku saabsan arrimo kala duwan

Waxaa jira App,luqado badan ku hadla waalidiinta leh caruurta da'doodu u dhaxayso 0 ilaa 16 waxaa lagu wargelinaaa wax ku saabsan barbaarinta, waxbarashada iyo arrimaha caafimaadka?

Haa. App -ka waxaa lagu magacaabaa parentu waxaana lagu soo dejisan karaa lacag la’aan (App Store, Google Play) walidnimadu waa mid ka adag maanta sidii hore. Jawaabaha su'aalaha kala duwan waxaa laga heli karaa buug yarayaal qormooyin badan, Hagaha, golayaasha internetka ama barnaamijyada Parantu Barnaamijka waalidku wuxuu ku taageeraa waalidiinta nolol maalmeedka qoyska talooyin iyo warar, aqoonta xirfada lagu taageero. Macluumaadka waxaa lagu heli karaa Albanian, Carabi, Bosnian / Croatian / Serbian, Jarmal, Ingiriis, Farsi, Faransiis, Talyaani, Boortaqiis, Isbaanish, Tamil, Tigrinya iyo Turki.