Navigation

Inhaltsbereich

Meesha aad ka heli karto jawaabaha su'aalaha ku saabsan kireysiga guri, waxa aad ka fekereyso marka aad guri u guureyso, sidaad lacag ugu kaydsan lahayd tuurista qashinka jawaabaha su'aalahan iyo kuwo kale ayaa laga heli karaa halkan.

Halkeen ka heli karaa macluumaad ku saabsan kiraynta guri?

Buug yaraha "Wohnen in der Schweiz" (Ku noolaanshaha Iswiiska") waxaad ka heli doontaa jawaabo badan oo muhiim u ah su'aalaha, kuwaas oo ka dhalan kara kiraynta guri.

Jaleecida Dulucda waxyaabaha ku jira

  • Yaa sameeya waxa? Kuwa ugu muhiimsan ee ku lug leh
  • Kiraynta guri: laga bilaabo codsiga ilaa wareejinta guriga
  • Wada noolaanshaha: deriska dhexdiisa
  • Waxa fiican inaad ogaato: dhowr talo oo ku saabsan nolol maalmeedka
  • Xarumaha maclumaadka iyo talada: Halkan waxaa ka heleysaa Macluumaad shaqsiyeed iyo talo

Qoraalkan buug yaraha waxaa daabacay Bundesamt für Wohnungswese (Xafiiska Guriyeynta Federaalka) waxaana lagu heli karaa halkan 18 luuqadood oo PDF ah oo bilaash lagu soo dejisan karo.