Navigation

Inhaltsbereich

Waxaan ahay kalkaaliye caawiye SRK. (Jirom Haile, Eritrea)

«Waxaan ahay hooyo, xaas iyo kalkaaliye caafimaad. Ma fududa, In wax walba la hoos keeno hal saqaf, laakiin waa la samayn karaa»

2021

  • bilawga waxbarashada Caafimaadka takhasuska leh EFZ
  • Jarmalka B2

2018

  • Shaqo Joogta ah Kalkaaliye caafimaad SRK
  • Kalkaaliye caafimaad SRK
  • Koorsada kalkaaliye caamfimaad SRK
  • Shaqo barasho – Kalkaaliyaha caafimaadka 12 bilood

2017

  • Aqoon isweydaarsi shaqo raadis

2016

  • Qiimeynta ku dhaqanka
  • Jarmalka A2/B1

2015

  • Jarmalka A03/A1

Waxaan ahay farsamayaqan shaybaar Bayoloji. (Semane Yemane, Eritrea)

«Riyadaydu waa inaan helo tababar xirfaded oo wanagsan oo aan sii wato waxbarashadayda. Aad ayaan ugu dadaalaa arintan waxaanan ka faa'iidaysta fursad kasta oo ii timaada.»

2021

  • Saqo joogta ah ee farsamayaqanka shaybaarka Bayoloji EFZ

2019

  • Saqo joogta ah ee farsamayaqanka shaybaarka Bayoloji EFZ
  • Qalinjjibin xirfad waxbarasho ee farsamoyaqanka shaybaar Bayoloji EFZ

2015

  • Biloow xirfad waxbarasho farsamoyaqan shaybaar Bayoloji
  • Jarmalka B2
  • Tababar farsamoyaqan shaybaar Bayoloji 6 bilood

2014

  • Tababarka tignoolajiyada cuntada 12 bilood

2013

  • Shaqaalaha Nadaafada
  • Koorso waxbarashada guud iyo cilmiga bulshada
  • Qiimeynta ku dhaqanka

2012

  • Shaqaalaha Nadaafada
  • Tababar dib u warshadeyn 2 bilood
  • Koorsada gastronomy 2 bilood

2009

  • Shaqaalaha Nadaafada
  • Jarmalka A1/A2/B1

Waxaan ahay xirfadle Shaqo guri. (Kidane Aradom, Eritrea)

«Ku hadalka iyo fahamka Jarmalku waa fure muhiim ah. Wuxuu ii furaayaa albaabo badan.»

2021

  • Shaqo joogto ah ee xirfadle Shaqo guri EBA
  • Tababar dheeraad ah oo ku saabsan dhisayaasha buundooyinka (NCBI/Waaxda isdhexgalka Graubünden)
  • Howlgalka iskaa wax u qabso ee is dhexgalka «Mid Mid » ee SRK Graubünden

2018

  • Shaqo joogto ah ee xirfadle Shaqo guri EBA
  • Qalinjjibin xirfad waxbarasho Shaqo guri EBA

2016

  • Bilowga xirfad waxbarashada Shaqo guri EBA
  • Jarmal B2
  • Qayb mushahar Gastronomy oo dhan

2015

  • Qayb mushahar Gastronomy oo dhan
  • Waxbarashada guud iyo koorsada cilmiga bulshada
  • Jarmalka B1

2014

  • Tababarka dhagax jebinta 4 bilood
  • Qiimeynta ku dhaqanka
  • Jarmalka A1/A2

Ich bin Pizzaiolo. (Chingme Rinzin Sharpatsang, Ismaamulka Tibet)

«Aad ayaan uga helaa shaqadayda sababtoo ah waxaan had iyo jeer la macaamilaa dadka, mana ahan wax caajis ah.»

2021

  • Shaqo joogto ah Pizzaiolo

2018

  • Shaqo joogto ah Gastronomy oo dhan
  • Qayb mushahar kushiinka oo dhan

2017

  • Qayb mushahar kushiinka oo dhan
  • 2016

    • Tababar kushiinka oo dhan 6 bilood
    • Qiimeynta waxtarka

    2015

    • Jarmalka A1/A2

    Waxaan noqon doonaa kaaliye caafimaad iyo bulsho. (Shevin Hasan, Suuriya)

    Si aan u gaaro yoolalkayga xirfadeed, waxaan u baranayaa Jarmalka sida ugu dhakhsaha badan.

    2021

    • Raadinta tababarka xirfada kalkaaliyaha caafimaadka iyo arrimaha bulshada EBA
    • Koorsada SRK ee kalkaaliyaha caafimaad

    2019

    • Qayb mushahar – Kalkaaliya caafimaad

    2018

    • Qayb mushahar – Kalkaaliya caafimaad
    • Tababar kalkaaliye caafimaad
    • Jarmalka B2

    2017

    • Qiimeynta ku dhaqanka
    • Jarmalka A2/B1

    2016

    • Jarmalka A03/A1