Heerarka luqada
                    
                  
                  
    	
	
  
	
      
        
	
    
	Ka qaybgal koorso luqadeed, raadso oo xiriir la yeelo dadka luqada Jarmalka ku hadlo. Isticmaal warbaahinta (Joornaal, YouTube, maktabad) oo ku qoran afka Jarmalka. Ku tarjun erayada muhiimka ah qaamuus shaqsiyeedka. Ku celi Duruusta. Ka dhig luuqada Jarmalka qayb muhiim u ah nolol maalmeedkaaga.
A0
A0.1 / A0.2 / A0.3
Qayaastii 170 cashar
Dhageysi
    - Fahanka tirooyinka
    
 
    - Fahanka ereyo maalmeedka shaqsiga ah
    
 
Aqrin
    - U aqri oo u fahan ereyada shaqsiyeedka si sax ah
    
 
Hadal
    - U soo bandhig naftaada jumlado gaagaaban
    
 
    - Si cad ugu dhawaaq ereyo la yaqaan
    
 
Qor
    - Qor ereyo iyo jumlado gaagaaban
    
 
A1
A1.1 / A1.2
Qayaastii 100 – 180 Cashar
Bixi weedho fudud, warbixin ku saabsan naftaada iyo nolol maalmeedkaaga
 
Dhageysi
    - Fahan waqtiga
    
 
    - Fahan amarada shaqada oo aadka u fudud
    
 
Aqrin
    - Fahanka Casuumada
    
 
    - Fahanka Xayeeysiinta fudud
    
 
Hadal
    - Bixi macluumaad ku saabsan naftaada iyo qoyskaaga
    
 
    - Balan sameeyso
    
 
    - Ilmaha dugsiga ka diiwaangeli, Adna markaad Buktid shaqada iska diiwaangeli
    
 
Qor
    - Buuxi foom fudud
    
 
    - Qor emayl aad u fudud
    
 
A2
A2.1 / A2.2
Qayaastii 100 – 180 cashar
Xaaladaha maalinlaha ah ee fudud ee Swiiska u adeegsiga si luuqadeysan oo iskufilnaan leh 
 
Dhageysi
    - Fahmida macluumaadka ugu muhiimsan ee Bangiga ama  Boostada
    
 
    - fahmida amarada shaqada ee fudud
    
 
Aqrin
    - Fahmida warqad fudud oo ka timid Iskuulka
    
 
    - Macluumaadka muhiimka ah ee ka soo baxa maqaalada wargeysyada gaagaaban iyo fahankooda
    
 
Hadal
    - Hogaaminta wicitaan Qad taleefoon oo fudud
    
 
    - weydiinta macluumaad bangiga ama Boostada
    
 
    - ka hadalka khibradahaaga shaqsiyeed, tusaale ahaan safar
    
 
Qor
    - Buuxinta Foomamka Bangiga ama Xafiiska
    
 
    - Qoritaanka emayl shaqsiyeed oo fudud (tusaale ahaan martiqaad saaxiib)
    
 
B1
 B1.1 / B1.2 / B1.3
Qayaastii 120 -200 Cashar
Inta badan xaalad maalmeedka Swiiska ku maaree si luuqadeysan oo isku filnaan leh
 
Dhageysi
    - Macluumaadka ugu muhiimsan ee wadahadalka, Raadiyaha iyo Telefoonka fahankooda
    
 
    - Fahanka Amarada shaqada
    
 
Aqrin
    - Fahamida macluumaad muhiim ah ee qodobada wargeysyada
    
 
Hadal
    - Kala hadal mowduuc xiisa badan, fikirkaagana ka dhiibo
    
 
    - Kaqeybqaado wadahadal lala yeesho waalidiinta oo aad wax ka dhihi karto
    
 
    - Ka hadalka Shaqada iyo Shirkada
    
 
Qor
    - Qoritaanka warbixino shaqo oo fudud
    
 
    - Qorida Emayl gaar ah ama mid rasmi ah oo xushmadeysan
    
 
B2
 B2.1 / B2.2 / B2.3
Qayaastii 180 – 200 cashar
Ku dhamaystir tababar shaqo EFZ dugsi xirfadeed
 
Dhageysi
    - Fahmida inta badan barnaamijyada TV-ga iyo wadahadalada dadka ugu hadla Afka hooyo
    
 
    - Qaybtaad ku takhasustey ku fahan doodaha farsamo
    
 
Aqrin
    - Aqrinta qoraalada adag iyo fahanka qodobada muhiimka ah
    
 
    - Tilmaamayaasha adag khibradaada ku fahan
    
 
Hadal
    - Ku bixinta mawduucyo badan sharaxaad cad oo faahfaahsan, fikrado ku biirinta iyo tusaalooyin keenis
    
 
    - Soo bandhigid cad oo nidaamsan iyo uga jawaabid si kadis ah su`aalaha dhageystayaasha
    
 
    - La yeelashada wadahadal caadi ah ama dood dadka ku hadla afka hooyo adigoon dadaal badan u marin
    
 
Qor
    - Qorida emayl rasmi ah oo xushmadeysan (warqad cabasho, codsi, warqad tafatiraha)
    
 
C1
C1.1 / C1.2 / C1.3
Qayaastii 180 – 200 cashar
Dhageysi
    - Wadahadalka adag, mawduuca iyo dooda fahankooda, xitaa hadii laga hadlaayo mowduucyo aadan iskugugu aamin qabin
    
 
Aqrin
    - Tiro balaaran oo dheer, fahanka weedhaha adag iyo sidoo kale fahamka waxyaalaha qarsoon, dejinta iyo helida fikradaha
    
 
    - Tilmaamo dheer oo adag oo qalabka cusub ah ama fahamka nidaamka
    
 
Hadal
    - Si fiican uga hadal mowduuc adag, soo bandhig fikradahaaga gaarka ah oo sababo iyo tusaalooyin ka bixi
    
 
    - in einer Fachdiskussion mitreden
    
 
Qor
    - Ku qor qoraalo cad oo si fiican loo habeeyey oo ku saabsan mowduucyo adag (emayl rasmi xushmadeysan, warbixinada, maamuuska, bandhigyo)
    
 
C2
C2.1 / C2.2 / C2.3
Qayaastii 180 – 200 cashar
    - ku dhowaad heer af-hooyo oo ku saabsan dhammaan xirfadaha (Dhageysi, Aqrin, Hadal, Qorid)
    
 
Dhageysi
    - Ficil ahaan waxkastoo la maqlo in si fudud loo fahmi karo
    
 
Aqrin
    - Ficil ahaan waxkasta oo la aqriyo in si fudud loo fahmi karo
    
 
Hadal
    - Macluumaad ka yimid Dukumiintiyo qoran oo kala duwan isla markaana soo koobo ilaha Afka
    
 
    - Sikadis ah oo aad u fiican oo sax ah, u muuji, xitaa mawduuca adag
    
 
Qor
    - ku qor qoraalo adag qaab ku haboon