Navigation

Inhaltsbereich

Mulitbild Home

Zwei Männer im Gespräch
Mann bei der Arbeit
Frau sitzt im Park

Is dhexgalka qaxootiga iyo dadka sida ku meel gaarka ah loo qaabiley waa hawl u taal bulshada guud ahaan si looga faa’iidaysto bulshada oo dhan. Ayaan si wada jir ah u suurtagelineynaa.

Bogaan website kan waxa aanu ku ururinay xog badan, waraaqo iyo tilmaamo loogu talagalay inuu kaa caawiyo inaad is dhexgalka ku guulaysato. Si aad u haysato marinka cad, ayaa xogta lala beegsadey sedex kooxood oo bartilmaameed ah

Waxaan kaaga mahad celineynaa xiisahaaga iyo wax ku biirintaada ku guuleysashada taariiqda isdhexgelka ee Graubünden

Wixii su'aalo ah ama talooyin nooc kasta ah waanu ku faraxsanaan doonaa nala soo xiriirkiina.

 

Kooxdaada ee waaxda isdhexgalka