Navigation

Inhaltsbereich

Team Fachstelle Integration
 

Kor u qaadista luqada, is dhexgalka xirfadeed iyo bulsho ee qaxootiga iyo dadka si ku meelgaar ah loo ogolaaday waa mid ka mid ah howlaha dhexe ee waaxda is-dhexgalka.

Waxaan ku taageernaa qaxootiga shaqsi ahaan, talaabooyinka ku wajahan hawlaha si ay ugu furto fursado iyo aragtiyadooda. Waa inay raadiyaan wadadooda isdhexgalka shaqsiyadeed si madaxbanaan oo ujeedo leh oo ay ka helaan kaalintooda bulshada dhexdeeda.

Wada-hawlgalayaasheena guud ahaan (loo shaqeeyeyaasha, mutadawiciinta, kafaalaqaadka mashruuca) waxaan ku bixinaa adeegyo latalin lagu kalsoonaan karo oo dabacsan. Balanqaadkooda waxay kaalin muhiim ah ka geystaan wada noolaanshaha wanaagsan ee kala duwanaanta Graubünden.

Is dhexgalka qaxootiga iyo dadka sida ku meelgaarka ah loo ogolaaday ayaa ah hawl bulshada oo dhan u taal, faa`iidada ugu jirto bulshada guud ahaan. Waxaan u suuro gelineynaa si wadajir ah.