Hadal
                    
                  
                  
    	
	
  
	
      
        
	
    
	Ma doonaysaa in aad la xiriirto deriskaaga oo aad u samaysato saaxiibo si fudud? Ma jeclaan lahayd inaad si fiican u fahanto asxaabtaada shaqada oo aad ka qayb qaadan karto wada hadalada? Ma rabtaa inaad si fiican u fahanto waxa macalinku rabo inuu kaaga sheego kulanka waalidka ee dugsiga ilmahaaga? Ma jeceshahay inaad buug ka amaahato maktabada? Barashada luqada Jarmalka waxay kuu furaysaa fursado badan oo waxqabad.