Navigation

Inhaltsbereich

Ka qaybgal koorso luqadeed, raadso oo xiriir la yeelo dadka luqada Jarmalka ku hadlo. Isticmaal warbaahinta (Joornaal, YouTube, maktabad) oo ku qoran afka Jarmalka. Ku tarjun erayada muhiimka ah qaamuus shaqsiyeedka. Ku celi Duruusta. Ka dhig luuqada Jarmalka qayb muhiim u ah nolol maalmeedkaaga.

A0

A0.1 / A0.2 / A0.3

Qayaastii 170 cashar

Dhageysi

  • Fahanka tirooyinka
  • Fahanka ereyo maalmeedka shaqsiga ah

Aqrin

  • U aqri oo u fahan ereyada shaqsiyeedka si sax ah

Hadal

  • U soo bandhig naftaada jumlado gaagaaban
  • Si cad ugu dhawaaq ereyo la yaqaan

Qor

  • Qor ereyo iyo jumlado gaagaaban