Navigation

Inhaltsbereich

Maxay kuu taraysaa inaad yeelato shabakad bulsho oo wanaagsan, sida aad ku heli karto meelaha laysugu yimaado iyo meelaha lagu kulmo, halkaas oo ay ku yaaliin maktabado - waxaas oo dhan iyo wax kaloo badan waxaaad ka heli kartaa bogaan.

Sideen ku baran karaa Caadooyinka Graubünden

Xeerarka isdhexgalka shaqsiyeed iyo xiriirada bulshada way kala duwan yihiin iyadoo ku xiran dalka iyo gobolka. Dadka yimaada dal shisheeye, waxaa muhiim ah inay bartaan caadooyinka deegaanka si ay u aaminaan iyaga. Tani waxay waxtar u yeelan kartaa inaad isweydiiso: "waa sidee wadankii aan ka soo jeeday?" iyo inaad fiiriso sida dadku u dhaqmaan halkan. La hadalka dadka halkan ku noolaa mudo dheer ayaa waliba ku caawin kara inaad fahanto xeerarka halkan khuseeya.